Cawimaad Somali 

headshot of Hassan Samantar

Hassan Samantar 

U-doodaha & tababaraha waalidka ee Xarunta PACER   

Waxan ku hadla luqadaha Somaliga iyo Ingriiska. Waxaan cawinaad u fidiya daryeeladda iyo waalidiinta bulshada Somaliyeed ee u baahan in laga saacido amuuraha la xiriira waxbarashada ilmahooda, iyo ardeyda hela adeegyada Waxbarashada Gaarka ah. 

Igala so xiriiri raqamka: (952) 838-1334

Ama iimayl:
[email protected]

Fadlan la ogow shaqaalaha Pacer ma bixin karaan talo sharci.